After long time of being on haitus, I finally summed up enough Ideas and more importantly courage to continue blogging. I realized That blogging is all about Fun, Just write what comes to your mind, Sometimes no problem to show some of your talents but since i got none of that I will just write my goal solely being to strengthen my writing skills....YaY...
Congrats my brother...You Really made us proud....you have kept and risen with the family tradition.....God bless you....Allaha isha kaa duwo oo ku daayo.... Number 1 student in Somaliland's GCSE in 2009-2010 ----Cabdilaahi Xasan Cadnaan Cabdilaahi..
Bearing in mind that Somalia, is fault line between Orthodox Coptic civilization and
Sunni Muslim civilization, you can realize that conflict and clash in between the two representatives is inevitable. Despite the manifest and clear effects of this clash, there are latent and invisible effects it induces to the both sides particularly on Somalis.
In this article I will try to show a small glimpse on the latent side which is clearly reflected by the vanishing Somali identity that is in its peak nowadays.
Somali ancient history is still a place of dispute; tens of Stories are told about the Somali ancestries, but most of them are merely lies. Some do believe that Somalis are Arabs others believe that they are Oromo and others claim they are from Egypt ( I mean the pharaohs) and many other theories and assumptions. But the real question is not where are we from but it is who are we? What does it mean to be Somali? Is it by language ? is it by culture? Or it is by tribe?
In my point of view a Word Somali with out no Geographical borders means the following
1-A muslim
2- A person who speaks the Somali language ( including MayMay and Banadiri dialetcts)
3-A person who embraces the Somali culture.
A Muslim because if he is not a Muslim he will not abide by the Somali culture thus breaking two rules out of three which makes that person to be incompetent to be a Somali.
Now about the Origin issue, Instead of trying to be followers why not try to be the leaders and say we were on this land far before the Arabs or the Oromo— what an idea huh….---- But the bottom line of my story is , Be what ever you are but finally you are Somali not an Arab or oromo , We the Somalis are a different entity now We don’t look like neither arabs nor the Oromo, We speak neither Arabic nor Oromo, But all of us are humans from Adam and Eve and We are proud to be a Muslims.
So dear Somali reader Your ancestors are gone , but you are here and you are Somali forever…..
Homeostasis is the normal functioning of the human body systems which are built on inert mechanisms and any problem or up-normality that arises in it would be a pathological condition. Homeostasis is the way Allah made our body to function.
Homeostasis involve the control of our body temperature, fluids, plasma composition and concentration, Breathing and respiration, Hormonal communication, Neural and muscular signaling, Metabolism & many other mechanisms that take place in our perfect body in order to make it function properly.
Now let me give a glimpse of what do I mean by Homeostasis as a promising successful way of life. Allah said in the quran “[95:4] We created human being in the best design” . so it is duty to us the humans to know our body and use it as a basis of life and I am sure we won’t regret as we did with many other laws except the righteous Islamic shari’awhich it’s self cherishes the human body, because no body knows us more than our Creator Allah (caza wa jal). In another way Allah tells us that anything that harms the human body will thus harm the whole community around that person. For example Islamic shari’a bans Alcohol, in medicine we do not recommend alcohol in another terms Doctors ban Alcohol because of its many effects to the body leading to many diseases and complicating others. Well known disorders of the human body that are caused by the Alcohol include Liver cirrhosis, pancreatitis, some cancers and the list never ends.
Another example is smoking which is banned by the Islamic Shari’a, also it is medically banned because it is the main- if not- the only cause of lung cancer.
So you - the reader - can conclude that everything that harms our body will harm the whole society and you can see that alcohol and smoking are despised by the society and any person who practices those bad habits is not socially welcomed by those who do not consume such body destroying habits.
It is unfortunate that I have no space for a large discussion of this matter but let me just give some another examples of it.
Imagine our body as a functioning system or a country (take it as a metaphor) the citizens or individuals of this country are the the different cells in our body, nervous system as the government of this country and Homeostasis as the rules and regulation the citizens should abide by not only that but also as the constitution of the country that monitors governments activities. any breach or malfunctioning of one sector of this system can lead to disastrous results to the whole parts and individuals of this system.
From here we can qoute a Hadith by our beloved propher Mohamed (Peace and prayers be upon him) "The Mu'umins "Real believers" are like the human body that if one part of it is sick all the other parts would suffer with it by fever and insomnia"
From here you could understand how even the Rasul (scw) used this metaphor to demonstrate how interrelated a society could be. There can be times our body doesn’t cooperate but those are all pathological the least example is chronic insensitivity disease which is actually a rare and disastrous because our body will not neither report nor cooperate to solve a problem for example a break in the bone or a burning in the skin. So you can see how pain is very important in a society, feeling pain of our brothers problems is part of our duty not only that but to help him cope with that problem as our body does a demonstrating example would be increasing circulation during exercise or cardiac malfunction that is to compensate and deliver nutrients especially oxygen to the cells.
Individually homeostasis can be applied., take individuals as the cells in our body. Our cells abide by the rules of Homeostasis and sometimes they violate those rules but with a jurisdiction for example during a cut in a skin some of our cells switch to another regulation called coagulation in order to stop bleeding, but when the crises (bleeding here) ends it reverts to its normal regulation which was homeostasis, a good example will be martial law ( laws during war) in which individuals are acquired to do things that were not allowed before, In Islam there is War prayer which is quite different than normal prayer which cannot be performed by the army in war.
Now if an individual goes against that rules set by the shari’a or law it will be disastrous not only to himself but those around him and finally the whole community, Good example is cancer which a group of cells who violated every rule of homeostasis and finally will make the whole organism collapse unless removed and the remaining ones destroyed.
In the conclusion of my short discussion I want to say "If there is something perfect it would be the physiology "Homeostasis" of the human body"
Wednesday, November 19, 2008
Respectful readers of my blog I will be in the dark until the eid therefore don't look forward for any updates, inshalah after Eid I will post a whole punch of things. Plz wish me luck in exams.......
Marka hore ciid wanaagsan.
Tixdan oo aan ka tiriyay xaflad ay qabsadeen ardayda soomaaliyeed ee magaalada irbid ee dalka Jordan maalintii u horaysay ciidii subaxnimadeedii 2008/sept/30.
Tixdu waa yara majaajilo, waayo maalintaas waxa aan qaabilsanaa madadaalaynta dadwaynaha ka qayb qaatay xafladaasi.
waa maalin ciidoo
lagu cibro qaatee
camal san iyo khayr
wixii caado sax ah
kuna cad quraanka
cidna diidi maysee
cashirkaygan labalee
carabbkayga dabadiisa
caqaliga dhexdiisa
aan ka soo caraabshay
een cabiraayo
iga yara cigaalta
caymiska dunidan
gaar ahaan cideena
waa cududo dhawr ah
cudud waa cibaado
casiiskiyo adoomaha
kala dhex curduuban
cudud kalan waa qariibiyo
xigtiyo cidii dhaw
tu kalena waa cimroo
laga cibro qaato
dheerayn maayo caadane
culimadan madaxdaw
cuqaashii dulaabtii
cudurdaar marka hore
cambaaburkiyo ciirtii
caadadii dadkeena
ma cirkaa u laasheen
caynkaas haday tahoo
dhul carbeedku keenay
cadkee digaagee
aad ciirsanaysaan
isagoo casaana
oo waliba cusayba
cuudkii khudaartuna
uu ka soo carfaayo
culimaw na hordhiga
yaanan hilmaamine
ciladaha ka dhawra
aan is cadeeye imikee
shacabaw hortiina
kama cartamaayoo
cabsi baa i haysee
aan carbaabo sheekada
oon cadeeyo xaajada
cajab iyo layaab badan
kolba cayn umuuruhu
shay cahdigii horiyo
ka soo hadhay cidaamkii
cusaybkana ku soo dhaw
dhoolahana cadeeyaan
soo cabiraayaa
kolay ma curinoo
downlodii weeyee
cirka afka u jeedshoo
hawadaasi yara caboo
idinkoo cagaagana
cagihiina balaadhsoo
sida cagafta beeraha
ula dhaca taxtka
Sida qof kastaa garanayso, Riwaayadan shabeel naagood waa riwyaada hormuudka u ah riwyaadaha soomaaliyeed, waxaanan jeclaaday in aan soo galiyo blogaygan si ay akhristayaashu u dhagaystaan. Taariikh:- Riwaayada shabeel naagood waxa ay ay ahayd riwyaadii lagu furay golihii madadaalada muqdisho (Muqdisho theater). Riwaayadan oo lagu tilmaamo in ay tahay hormuudka riwyaadaha soomaaliyeed, laakiin mar Abwaan xasan Sh. muumin oo alifay laga waraystay uu dhaliilay kana hormariyay riwaayadiisa kale ee gaaraabidhaan.
Allifaadii:- Xasan xasan sheekh muumin ------Allaha u naxariistee
Ina daanwayne :- Aabo waa markii u horaysay ee aan masuuliyad ku saaro, magaalkaan kuu dirayaa, waxaan mooro iyo xoolo lahayna manta adaa u sareeyoo safarkaad u baxaysaa ee maankaaga la kaasho.
Meeshu waa dhul magaaloo , muslim baa wada yimid , maqaaxiyana way ximximaayaanoo murankaa la isku xadayaa, marwooyin baa ka buuxoo raga way malgaanoo shilinkay ka shubtaan. Gawaadhi baa susumaysoo mootooyin baa ordaayoo oo dadka way dulmaraanoo daqiiqahay ka dhigaane dareenkaaga bislee.
Aabo waxaan kuu dhiibay waa koreenkeena macabaade laba haraga iyo 13 ahmina .
Dubbad:-Aabo sidaad carbabaatay waa markii u horaysay een safar u baxaayo, hadii eebe yidhaahdana habeen iyo maalin heegan baan ahaanoo, habardugaagaba dhaafe hantaaq baan ka ilaalin, kolay waa hantideene, ha walwalin hufnaani iyo karti baan ku sii horiye.
Muuq
Dulqamaan:- Waar waatanoo baryahan suuqii waa xajare, Mid acraabi ah oo aduunkaba la raad ahayn oo aan majaraha u qabano hareeraha inooga eeg.
Dilaal 2:- Waar bal halkaas fiiri , Walee macamuustaas iyo go’aas siigadii baa ku taale yayna ina seegin
“Dubbad baa soo galaya”
Muuq
Dulqamaan iyo dilaal:- OOw salli cala nabi, dhinacan soo mar, inakeen, …………
Dubbad:- Bartiina iga jooga , balaad wadatiine , waar waa duulkii baabnaa la sheegi jiray.
Dilaal 2:- Inaadeer bal horta budka dhigo oo is daji
Dubbad:- Inaadeeraa, oo ma reer Qudhac raamoolaad ahayd.
Dulqamaan:- Nacam anaa reer qudhac raamoole , waar ninka sii daa , inaadeer ina mari.
“ Dilaalka kale wuu soconayaa”
Dubbad:- ku gartaye yaad ka tahay reer qudhac raamoole
Dulqamaan:- reer kildhi, adna
Dubbad:- reer acraab,, oo ina daanwayne ayaa I dhalay oo magacaygu waa dubbad
Dulqamaan: hayaay ma ina daanwayne, ma odaygii beesha, dee markaa hooyadaana waa islaantii cudbi
Dubbad:- haa
Dulqamaan:- maad garan islaan ay hooyadaa cudbi ilmaabti ahaayeen oo la odhan jiray cambaro madaw
Dubbad:- haa
Dulqamaan:- islaantaasi gabadh ay ilmaadeer yihiin oo la yidhaa dahabo, dee weeyi hooyaday
Duubad:- magacaa
Dulqamaan:- waa dulqamaan
Dulqamaan:- Waar bal warkii reerahii is sii
Dubbad:- Beesha aan wada naalo, gaar ahaana cideena, dadku waa wada wacnaa. Dhulka waa iska wanaag doogna waa ka badnaa, dhalintu hees iyo maad hawaday la socdeen, haweenku waa iska mashquul oo caanahay lulayeen. Odaygu waa bulukeeti oo danta uun buu ka hadlaa , hawsha ku hagaagtina waa inuu ooda adkeeyo.
Warkoogii waa intaase ee wixii aad war ka hayso sayladaa aynu joogno iyo magaalka gunta wayne lee indhahayga wareershay , xooluhu intay marayaan , aduun mood iyo nool raashinku inta uu ka joogo warkeeda balbalaadhi.
Dulqamaan:- warkeeda aan ku siiyee sayladaas aad u jeedo maalmihii u danbeeyay xooluhu waa ku jabeen oo moodhadhaa la keenayoo ciidaas bay ka bateen. Oo cidna way u bixiwayday oo gagaday ka bateen, gaar ahaana cideena xoolahay wadatay xanuunaa lagu sheego dawladaa mamnuucday. Dibida waxaan ahayna daadkaaba la raacshay. Waxaanse kuu sheegi awrkaa korenkeed hogaanka u hayso, xeradiisaaan ku hoyaadin waayo halkan iib kuma haysto , wixiise ahmineed wadato ee waliba ceeb ka saliima marka dawladu baadho anigaa dad wanaagsan iyo gasaarlay dumarwaynaha kaaga iibin doona. Adiguse mudadaad ila joogto , albeerkaan ku seexin , waanan kuu xigto miisi ee marti raad leh ahaw.
Dubbad:- xaga jiifkayga gagadaan iska seexan . mudojooga magaalana balan baad iga siini, ee meesha hore iiga dhaqaaji.
Muuq
Dulqamaan:- walee kaan doonayay hadaan helay , majare u qabashaad sheegiye kan waaban luminayaa, walee xoolihiisan waa in aan ingiriiska ka tagaa.
Muuq
Dulqamaan:- daahiraw ninkani waa inaadeerkay , waanu ku cusubyahay magaalada markaa caawa beel uu dhinac dhigo ayuu doonayaa dee adaanan kuu soo waday ee casuun oo madaxa saar.
Daahir:- igu dhaaf ibnu camak mush ibnu camii bay tidhaa carabtu
Dulqamaan:- wakaa dee anuu , dubadaw inaadeer xagaa sii jog, barri barqadana anaa kuu iman .
Dubbad:- Waar saan aan dhulka dhigto iyo go’a aan huwado walaalaw i sii.
Daahir:- Aboowe sidaa maaha noo, joodari iyo kubeerto camal baan ku siinaa.
Dubbad:- jeedal iyo beera oo ma dibi baad na mooday “cadho”
Dubbad: - waar waa maxay ma sabaad baan ahay, “budka ku dhufo miiska” waa maxay calooshu.
Mudalab:- adaa doonee maxaad ku diiday, waar waxan qalbi xajarku muxuu ahaa.
Dugsiiye:- waa reer miyigeeno, dhaqan ba maliigee, hala yaabine muusaw, waslad hiliba u keen.
Mudalab:- hilib buu keenayaa
Dulsaar:- waar maxaa ku daaray oo ku taagay banaanka ilaa barqadii
dubbad:- qisadii buu u sheegayaa
“dulsaar iyo dugsiiye qosol bay u dhacayaan”
“magacaantoodana way u sheegayaan oo way is baranayaan”
Dulsaar:-Dee waa lagu dhacoo , nimankii dilaalintii baad afka u gashay
Dugsiiye:- orod xoogso adeer , anagu kuuli baan nahay markaa nala xoogso maxaad ka qabtaa
Dubbad:- dee hadii lay xaday oo waxba aanan haysaan, reerihii ku noqon kari maayee ina marsha aan xoogsanee.
Muuq
“iyagoo shaqadii ka soo noqday”
Dulsaar:- waaryaahee dee qayilkii uunbaa inoo dhiman.
Dubbad:- qayilaadaa
Dugsiiye: kuu sharixi kari maynee ina mari.
Dubbad:- waayahay
“mijiliskii baa la gaynayaa”
“la qayilayaa oo la fadhiisanayaa”
Dubbad:- oo ma sida xoolaha u daaq baad I leedihiin
Dugsiiye:- Dubaddaw ha caayin, hana aflagaadayn, hadii aad calaliso, daankana ku huuriso, hawadaadba tagiyo , himilaad samaysane, ma ogtahay hanadadu ,in ay dhamaatood, hoosta ku wada haystaan, ma ogtahay wadaadu ,waysada sideeda, warankiyo kitaabka, in ay dhamaatood, waladaw barjeeyaan.
“Dubbad oo dhar cusub loo xidhay, gaar ahaan kuwa yawyawga”
Dugsiye:- Allaylahe imikaad u egtahay basher markii hore nooc minal jin baad ahayde.
Muuq
Dalal:- Waar ninkaasi ma dubbad baa
Dubbad:- waa isagii
Dalal:- waar maxay aduunyadu, dadka doorisaayooy, dubadaw halaysaa, daayinkaan ku dhaartee, duudi dhamaanteed, way dabaaldagaysoo, durbaan bay tumaysoo, dubbad waa imaniyo, wuu soo socdaa baa, la isku sasabaaye , sawdigan halaabay , ee seegay taladii.
Dubbad:- Dalalaw xaqiiqadu way kaa dadnaydoo, jaahil baad ahayde, inaadeer ina mari, ila qaado shaadhkaoo,iska dhiga calalkan, aad ku duugtay xaydhoo, ilbax walaalaw.
Dubbad: war baa dhacay , oo ma salaan kalaa jirta oo ka sii ilbixsan taydan dee labadii nin iyagaaba markaa laga horumarsanyahay
Dayib:- waa tu soo jirtay dhawr qarni. Oo inagu waajib
“dayib baa xadiisayaa”
Muuq
“dhawr iyo toban iyo sano kabacdi”
“dubbad oo nin wayn ah oo si wanaagsan u labisan”
“waxa uu la kulmayaa dulqamaan”
Dubbad:- wajigaasi waa waji aan garanayo
Dulqamaan:- adna iguma cusbid
Dubbad:- waar u kaadi waa ninkii xoolaha barigii iga dhacay.
Dulqamaan:- waar ha I ceebayn
Dubbad:- waar miyaanad dilaalnimada ka taginba
Dulqamaan:- dee aduunkaa xagaa igaga tagay. Ee bal xageed gaadhay
Dubbad:- meel sare hadii ilaahay yidhaa
Dulqamaan:- waar u kaadi eng.dubadka la sheego miyaa.
Dubbad:- waa isagii
Dulqamaan:- dubbadaw ku haleeya, ama dabin ku dhigyaaba , daayinkaa ku hagaajoo , degreedaas ku siiye, ilatali inaadeer. Waanigan dalanbaabiyee, saylidiiyuun dubaaxee.
Dubbad:- talo“Hadal caadi ah oo waayeel”
Sidoo kale riwyaadan waxa qayb libaax ka gaystay xasan maxamed rooble