Muuqaalka kan oo ah mid qof kasta oo ku noolaa degalka Soomaaliyeed aqoonsanayo, ayaa waxa uu tusaale u yahay in waxbarasho la'aanta marmarsiyo looga dhigi karin buug la'aan , xaashi la'aan iyo qalin la'aan. Buugta aadame ayaa qoray, isna waa joogaa,
"Hadii hanku jiro jid loo maro lama waayo"
No comments:
Post a Comment