Tuesday, June 11, 2019

Sheekooyin Qadhiidh ah! Q-2aad


Isaga oo mirqaan daruuraha maraya ayaa taleefan u soo dhacay, lambarka ayuu jaleecay misa waa Islaantii uu qaadka ka soo amaahday, Kamuu qaban wuu ku damiyay. markii uu madax kor u qaaday, waaba iyadii oo hor taagan. Naxdin Waynaa!..








Oh Allah! Save us from the Balwo.

The advent of "Balwo" Musical style was met with disdain by the contemporary religious and cultural figures of the time. one of th...