Saturday, May 21, 2011

Hooyada.....


Hooyadu waa durdur aan gudhin oo ay ka soo butaacdo naxariistu, waa isha dunida oo dhan ay uga soo burqato naf-huridu.
Waxa nasiib darro ah in Hadii aynu rag nahay kollaba aynanu ogaan kalgacalka hooyadeen inoo hayso xaddigu lahaa, waayo uur ma qaadno ma foolano mana naas nuujino, intaa kaba tage, badideen caruur maynaan xambaarin saxarana kamaynu dhaqin.

No comments:

Oh Allah! Save us from the Balwo.

The advent of "Balwo" Musical style was met with disdain by the contemporary religious and cultural figures of the time. one of th...