Saturday, December 8, 2012

Midho aan Jaleecay.

Onkod roobku ma daayo
Anna taaha ma daayo
Anna taa ma ilaawo
Jacayl ood rogan maayo.
****************
Ifkaa la isu tudhaayee
Iilka la isma gar gargaroo
Aboor la iskama baajee
Nabsi hayga amaahan
Axdigii na dhex yiiliyo
Ha iloobin aqoontii.
~Onkod, Abdi Tahliil

No comments:

Oh Allah! Save us from the Balwo.

The advent of "Balwo" Musical style was met with disdain by the contemporary religious and cultural figures of the time. one of th...